Malang Afsomali -

Filimku waa nooca xiisaha iyo ficilka (action thriller). Wuxuu ku saabsan yahay dhalinyaro isku barata magaalada Goa, kuwaas oo noloshoodu isbedesho ka dib dhacdo xanuun badan oo dhexmarta iyaga iyo ciidanka booliska.

Download link for PC is copied